ForeverMissed
Large image
This memorial website was created in memory of our loved one, H E Amb Sayid Hassan Abdullahi, 61 years old, born on January 10, 1952, and passed away on July 10, 2013. We will remember him forever.
July 10, 2014
July 10, 2014
Ina lilaahi ma acdaa walahu maa akhada wakulu shayin cindahu bi miqdaar, ,may the almighty have mercy on his soul and grant him jannah inshaallah .
July 12, 2013
July 12, 2013
Waxaa manta Aas qaran logu sameye Safiirka magalada Muqdisho, Allaha u Naxariisto, ehelkii u ka tagayna Samir iyo imaan Allaha ks siiyo. Amiin
July 11, 2013
July 11, 2013
Inaa Lilaahi wa innaa Ileyhi raajicuun, geeridu waa xaq waxayna sugaysaa noola kasta oo aduunka dul saran, ee Ebbe weyne ha u naxariisto Marxuumka, kitaabkiisa midigta haka siiyo, intii u ka tagayna samir iyo iimaan haka siiyo.Amiin thuma Amiin
July 11, 2013
July 11, 2013
Inaa Lilaahi wa innaa Ileyhi raajicuun, ma dhinte waa Illaahay, Waxaan Danjiiraha Illaahay uga Baryeynaa Janatul Firdaus maca Nabiyiin, wasidiiqiin, wa salixiin wa shuhadaaa.
July 11, 2013
July 11, 2013
O Allah have mercy on your servant, to the family, friends and workmates make sabr and may you be courageous to overcome this during this trying period.
July 10, 2013
July 10, 2013
إنا لله وإنا إليه راجعون
Ina lilaahi ma acdaa walahu maa akhada wakulu shayin cindahu bi miqdaar, as Somali Community and member of civil societies, we are saddened by the untimely dead of H E Amb Sayid IN Pretoria Hospital this morning, we convey our condolence to the Somalia Govt, his beloved wife Mama Fatima, Son Abdul Wadood and the entire Somalis in South Africa, fare thee well your Excel
July 10, 2013
July 10, 2013
Inna lilahi wa inna Ilaehi Rajiun

It is with heavy hearts that we learnt of the death of the Ambassador, send my condolence message to the immediate family and Somalis at large.

We pray almighty Allah forgive his short comings and admit him into al-jannah firdous.

Our heart goes to the Somalis in South Africa, that he represented and we believe they will find strength in Allah at this trying pe
July 10, 2013
July 10, 2013
Inna lillah wa Inna Ilaihi Raji'un.

May Almighty Allah dwell him in Jannatul Firdaus. May Allah in his mercy grant him rest, may his grave be an abode of light and not darkness. May Allah (SWT) make him pass successful in all the stages of the life after death (amiin?)
July 10, 2013
July 10, 2013
إنا لله وإنا إليه راجعون
The Janazah of the departed Ambassador, will be read at Metro Mosque in Pretoria at Dhuhr Salaah tomorrow Thursday the 11th July 2013, members willing to view the body of the departed and pray for are encouraged to attend in their thousands, after the janazah the body will be transported to O R Tambo International Airport for send off to Mogadishu, where the departed dipl
July 10, 2013
July 10, 2013
Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun, waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyskii, Ehelladii, iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Konfur Africa, oo aan uga tacsiyeynaayo geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Marxuum, Danjire Sayid Shariff, oo ahaa Safiirkii Soomaalia u fadhiye South Africa, Alle kitaabkiisa midigta haka siiyo, qabrigana ha u waasiciyo. Amiin Amiin
July 10, 2013
July 10, 2013
Its indeed very sad to hear the sudden death of the Ambassador, I attended a function on Sunday with him and Former Premier of Somalia, Dr. Cabdi Weli Gaas, and he looked hale, healthy and hearty, I recall his speech that night. may he rest in eternal peace
July 10, 2013
July 10, 2013
Waxanu Halkan Tacsi Tiiraanyo leh Uga Diraynaa Dhamaan Qoyska Iyo Qaraabada. Danjire Shariif Sayid, oo saka kugeriyotay Magalada Pritoriya ee Dalka Konfur Africa. Waxaanu Alle Ugu Baryaynaa Inuu Samir iyo Iimaan inaga siiyo dhamaanteen, walalayaal aan cafino safiirka allana ooga barinno in kitaabkiisa midhigta kasiiyo, gabrigana uwaasiciyo, Rustenburg
July 10, 2013
July 10, 2013
A true leader. A great loss to his nation. He will be missed. Hamba Kahle Comrade
July 10, 2013
July 10, 2013
Allaha u Naxariisto Marxuumka, anagana gadhashiis ALLE nama fidneeyo
July 10, 2013
July 10, 2013
انا لله وانا اليه راجعون
July 10, 2013
علم إتحاد جاليات الدول العربية بجنوب إفريقيا ببالغ الحزن الأسى وفاة السيد حسن شريف عبدالله سفير دولة الصومال ببريتوريا جنوب إفريقيا عن سن يناهز 61 سنة و بهده المناسبة الأليمة يتقدم الإتحاد بأخلص التعازي إلى الحكومة الصومالية والجالية الصومالية بجنوب إفريقيا و إلى طاقم السفارة سائلين الله عز وجل أن يتغمد الفقيد برحمته الواسعة و أن يرزق أهله ودويه الصبر و السلوان . إنا لله وإنا إليه راجعون.
إتحاد جا

Leave a Tribute

Light a Candle
Lay a Flower
Leave a Note
 
Recent Tributes
July 10, 2014
July 10, 2014
Ina lilaahi ma acdaa walahu maa akhada wakulu shayin cindahu bi miqdaar, ,may the almighty have mercy on his soul and grant him jannah inshaallah .
July 12, 2013
July 12, 2013
Waxaa manta Aas qaran logu sameye Safiirka magalada Muqdisho, Allaha u Naxariisto, ehelkii u ka tagayna Samir iyo imaan Allaha ks siiyo. Amiin
July 11, 2013
July 11, 2013
Inaa Lilaahi wa innaa Ileyhi raajicuun, geeridu waa xaq waxayna sugaysaa noola kasta oo aduunka dul saran, ee Ebbe weyne ha u naxariisto Marxuumka, kitaabkiisa midigta haka siiyo, intii u ka tagayna samir iyo iimaan haka siiyo.Amiin thuma Amiin
Recent stories

Meydka Danjirihii Somalia ee South Africa oo maanta la keenaayo Magalada Muqdisho.

July 12, 2013

Allaha u naxariistee waxaa lagu wadaa in barqanimada maanta Magaalada Muqdisho lagu aaso Safiirkii Somaliya u fadhiyay dalka South Africa Sayid Xasan Shariif Cabdullaahi, oo Arbacadii geeriyooday.

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka soconeysa qaban qaabo loogu diyaar garoobaayo, sidii looga soo dejin lahaa meydka Safiirkii geeriyooday.

Danjiraha geeriyooday ayaa waxaa lagu wadaa in maanta Aas Qaran loogu sameeyo Magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale Salaadda Janaasadiisa ka qeybgeli doona Madaxda Dowladda.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta C/laahi Ciilmooge Xersi, oo Saxaafada kula hadlay Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu cadeeyay in Aas Qaran Jimcaha maanta ah Magaalada Muqdisho loogu sameyn doono Danjire Sayid Xasan Shariif Cabdullaahi.

Wasiirka ayaa wuxuu tilmaamay in meydka Danjiraha laga soo qaadi doono Magaalada Pretoria, waxaana la soo marsiin doonaa buu yiri Magaalada Nairobi, iyadoo 9:30pm laga soo dejin doono sida uu yiri Garoonka Magaalada Muqdisho.

Ciilmooge ayaa sheegay in meydka Safiirka ay la socdaan qaar ka tirsan caruurtiisa iyo weliba xubno ka tirsan Shaqaalaha Safaarada Somalida ee South Africa.

Geerida naxdinta leh ee ku timid marxuum Sayid Xasan Shariif Cabdullaahi, ayaa waxay ka dhigan tahay Safiirkii ugu horeeyay oo Somaliyeed oo geeriyooda, tan iyo markii uu Madaxtinimada dalka uu la wareegay Prof. Xasan Sheekh Maxamuud.

Somali envoy to South Africa dies

July 11, 2013

The first ambassador of Somalia to South Africa, Mr Sayid Hassan Sheriff Abddulahi, is dead.

Mr Sheriff had served in the recently established diplomatic office for only about five months, having submitted his credentials to South African President Jacob Zuma in late January 2013.

South Africa and Somalia established formal diplomatic ties for the first time in March 2012.

Diplomatic links between the two countries had not existed before due to the fact that Somalia’s last formal government collapsed in 1991 and South Africa only got independence in 1994, after decades of the internationally isolated apartheid rule.

South Africa is currently home to more than 100,000 Somalis, according to estimates.

 Mr Sheriff died early on Wednesday at a hospital in Pretoria, where he had been rushed to for treatment, according to reports in South Africa.

Details on the cause of his death are still scanty

The Office of the Presidency in South Africa said in a statement that arrangements were being made for the repatriation of Mr Sheriff’s body to Somalia.

It could not be readily established whether Mr Sheriff’s body had already been transported out of South Africa by Thursday morning

Unfortunate violence

In a condolence message to the people of Somalia and to the family of the deceased, President Zuma hailed the role played by Mr Sheriff in strengthening the relations between the two countries.

“As the first Somali Ambassador to South Africa, Ambassador Sheriff will always be remembered as having strengthened relations between our two countries. In this time of mourning, our thoughts are with the Ambassador Sheriff’s family. We wish the family strength during this difficult time,” he said.

South Africa and Somalia have enjoyed a fairly stable relationship since the establishment of diplomatic ties.

Last year, South Africa donated R100 million (about $10 million) to the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia, which it said was intended for “providing capacity and institution building, socio-economic support, as well as specified training in key government sectors.

The relationship was, however, tested early this year when attacks on foreigners in South Africa, which were linked to xenophobia, led to the death of a Somali man.

Some of the attacks targeted members of the Somali community, prompting the Somali Prime Minister Abdi Farah Shirdon to write to President Zuma in late May, asking the latter “as a matter of urgency to intervene and contain this unnecessary and unfortunate violence against Somali business communities”.

President Zuma sought to reassure the government of Somalia in his condolence message that his government remained steadfast in its friendship with Somalia.

He said: “The South African Government reaffirms its commitment to continue its diplomatic relations and solidarity with the Government and the people of the Federal Republic of Somalia.”

Madaxweynaha oo ka hadlay geerida Amb. Sayid Shariif

July 11, 2013

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa  eheladii, asxaabtii iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeyey geeridii naxdinta lahayd ee ku timid  Rabbi ha u  naxaristee Marxuum Sayid Xasan Sharif Cabdullahi oo ku geeriyooday magaalada Pretoria ee dalka Koonfurta Afrika.

INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN

Madaxweynahu Waxuu sheegay in Marxuum Sayid Xasan Sharif Cabdullahi uu ka geeriyoodey dhammaan umadda  oomaaliyeed “Inaa lilahi wa inaa ilayhi raajicuun,Waxaan leenahay Allaah Samir ha inaga siiyo Marxuumka dhammaanteen, waxa uu ka tegey dhammaan umadda Soomaaliyeed, waxa uu ahaa Safiirkii ugu horreeyey ee Soomaaliya u matala dalka Koonfurta Africa kana shaqeynayey sidii xiriirka labada dal dhidibada loogu aasi lahaa” ayuu yiri Madaxweynuhu.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha ayaa EEBBE uga baryey inuu Jannadii fardowsa ka waraabiyo dhammaanteenna samir iyo IIMAAN naga wada siiyo. AAMMIIN

Invite others to H E Amb Sayid Hassan's website:

Invite by email

Post to your timeline